top of page
Jidkii Nabaddoonka: Qiso-Nololeedkaygii anigoo Ergay Nabadeed ka ah Adduunka Islaamka Dhexdiisa
"1991-kii ayaa Axmed Cali Xayle dib ugu laabtay qaskii waddankiisii Soomaaliya ka jirey, isagoo ujeeddadiisa dhabta ahi ahayd inuu isku dayo inuu qabiilladii dagaalku ka dhex jirey wada fadhiisiyo si ay iyagu u wada raadiyaan siyaalo cusub oo ay ku wada nabdi karaan—badanaa iyagoo isla shaahaya."
Qore: Axmed Cali Xayle, Sidii uu David W. Shenk ka weriyey
Ilaah Keliya iyo Kitaab Keliya:
"Miyaan buugga adduunka ugu caansan la aammini karin? • Maxaa qisada iyo akhbaarka kitaabkan ku qoran ka dhigay mid aad u soo jiidasho badan, laakiinse muran badan dhalisa? • Adduun ay 10,000 oo diimood ka jiraan, ma inaad ku wareerto oo keliya ayaa kuu bannaan? Adiguba raadi. Socdaal dheer oo ilaa aakhiro soconaya bilow—inta aadan dhiman ka hor."
Qore: P. D. Bramsen
Sidee Baad U Aragtaa MASIIXA?
"Sidee baad u aragtaa Masiixa? Wax kasta waxay ku xiran tahay jawaabta aad ka bixisid su'aashan: farxaddaada nolosha hadda ah iyo meesha aad ku qaadan doonto nolosha soo socota waa aakhiro e. Mar dhow Ciise wuu soo noqon doonaa, wuxuuna ku weyddiin doonaa sidii uu dad badan oo kaleba u weyddiiyey, "Waa maxay fikrada aad aniga iga qabtaa?" (Matayos 22:42)"
Qore: C.R. Marsh
bottom of page




